Hogaanka Ururka qareenada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan Baydhabo kula qaatey Xog-haya guud ee ururka qareenada soomaaliyeed oo safar shaqo baydhabo kusoo gaarey
Kulanka ayaa looga hadley iskaashiga labada urur iyo sare u qaadida xirfada qareenada












